Midowga Yurub oo ciidamo gaar ah u sameynaya ka hortaga qulqulka Qaxootiga

Baarlamanka Midowga Yurub ayaa ansixiyay sharci cusub oo lagu xakameynayo Qaxootiga sida sharci darada ugu soo qulqulaya Wadamada xubinta ka ah Midowga Yurub. Sharciga ayaa dhigaya in Ciidan loo sameeyo Xaduuda Wadamada Yurub kuwaasoo tiradooda gaaraya 10,000 kun oo Ciidan gaar ah kuwaasoo qabanaya shaqooyin kala duwan. Shaqooyinka sida qaaska u qabanayaan waxaa ka mid … Continue reading Midowga Yurub oo ciidamo gaar ah u sameynaya ka hortaga qulqulka Qaxootiga